Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa maanta degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu katirsanaa shaqaalaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in dhalinyaro biskoolado ku hubeesan ay toogteenĀ C/waaxid Maxamed Ibaahim oo kamid ahaa dadka degan Degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Ciidamo katirsan booliiska degmada ayaa la sheegay … Continue reading Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya